Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa si habsami leh uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa ka...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Agaasimaha guud wasaarada Mudane C/raxmaan...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo...
Deeqdaan xoolaha ah oo isugu jirtay Lo iyo Ari oo gaaraya 100 neef ayaa waxaa loo qeybiyay qoysas danyar ah...
War ka soo baxay beesha caalamka ayaa lagu taageeray Shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada dowlad goboleedka Galmudug,iyadoo lagu...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan looga hadlay wax ka qabashada baahiyha ka jira deegaannada...
Wasiirka maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan Magaalada Adis Ababa ee...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Xirsi Warfaa , oo ay weheliyaan Xildhibaannada Golaha Shacabka ee...
Munaasabad loogu dabaal dagayay Xawaaladda Soomaaliyeed ee Taaj oo ku guuleysatay Xawaaladaha ugu fiican sanadkaan ee dhaqan galisa sharciyada caalamiga...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho