Guddoomiyaha golaha Shacabka Soomaaliya, mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa Magaalada Garoowe kula kulmay Madaxweynaha maamul Goboleedda Puntland, Siciid C/llaahi...
Dowladda Soomaaliya iyo xubno matalayay ganacsatada Dalka ayaa Sanadkii Labaad ka qeyb galay shir looga hadlayay xoojinta is-dhexgalka xirriirka ganacsiga...
Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee Arrimaha Carabta iyo Islaamka Sheekh Cali Maxamuud Xassan (Wajiis) ayaa beeniyay warbixin lagu daabacay wargeyska Alwaddan...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda...
Ra’iisul wasaare ku-xigeena xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay kaaliyaha xoghayaha guud...
Waxaa magaalaad Muqdisho maanta ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka Biyaha Soomaaliya,ayna ka qeybgaleen mas'uuliyiin...
Madaxweyne ku xigeenka dowladd Goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan "Karaash" ayaa furay Shirka isku xirka howlaha laamaha Hay’adda Socdaalka...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha...
Waxaa soo hagaageysa xaaladda Caafimaad ee Guddoomiyaha gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan oo lagu dabiibayo Isbitaal ku yaalla magaalada Dooxa...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho