Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran...
Madaxweyne ku-xigeenka hay’adda cilmibaarista iyo tababarada ee Raadiyaha iyo maamulka Telefishinka Ms. Liu Ying ayaa tababar uga furtay magaalada Beijing...
Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarka argagaxiso ee 24-kii Luulyo ka dhacay Muqdisho, Waxaan tacsi tiiraanyo leh...
Madaxweynihii Dalka Tunisia, Beji Caid Essebsi, ayaa ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Tunis ee Caasimadda Dalkaasi, sida ay daabacday...
Waxa uu ahaa sharci yaqaan khibrad dheer u leh arrimaha sharciga oo la soo shaqeeyay inta badan guddoomiyeyaashii gobolka Banaadir...
Waxa ay ka mid ahayd dhallinyarada Soomaaliyeed ee ka soo noqday qurbaha. Bishii April ee sanadkan ayaa loo magacaabay guddoomiyaha...
Sahra Shiikh Amiin Markeezi, waxa ay ahayd saxariyada ka tirsan Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan SNTV oo ay ka ahayd Filimqaade...
Allaha u naxariistee Cabbdifitaax Cumar Xalane, waxa uu ahaa saxafi waxa uuna agaasime ka soo noqday dhowr idaacadood oo ay...
Waxa uu ka mid ahaa dhallinyarada firfircoon. Horay waxa uu u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug. Waxa uu...
Culimaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ganacsataduba ugu baaqay in aan gabbaad la siin lana taageerin Kooxaha Argagixisada ah ee...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho