Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo; Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan...
Maalmaha nagu soo foolka leh waxa billaabmaya acmaashii xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, waana waajib saaran...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax), ayaa sheegay in uu tababar uga furmay Gobolka Dhallinyaro gaareysa 400, kuwaas...
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki ayaa...
Gudoomiyaha degmada Raage-ceelle ee gobolka Sh/Dhexe Cumar Cali Nuur oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay, halkaasi...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay kulan lagu soo bandhigayey adeegyada Waxbarasho ee shirkadda...
Xubnaha Guddiga qabanqaabada dib u heshiisiinta Galmudug ayaa maanta gaaray caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug ee Dhuusamareeb. Wafdiga ayaa markii ay...
Guddoomiyaha cusub ee Gobalka Mudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye oo ay wehliyaan gabdho Soomaaliyeed oo ka mid ah qurba joogta reer...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta kulan la yeelatay bahda caafimaadka dalka oo isugu jira Hay’addaha caafimaadka dowladda...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud....

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho