Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Marwada Qaranka oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabbishay kaaliyaha madaxa Xafiiska Afrika ee hay’adda gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Marwada Qaranka oo Xarunta Madaxtooyada ku qaabbishay kaaliyaha madaxa Xafiiska Afrika ee hay’adda gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo;  Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) iyo Saraakiil kale oo ka tirsan hay’adda Saynab Moallim Foundation ayaa  Madaxtooyada ku qaabbishay kaaliyaha madaxa Xafiiska Afrika ee hay’adda gargaarka Bini’aadantinimo ee Boqor Salmaan, Mudane ; Yuusuf Al Bakheet iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Marwada Qaranka ayaa Mudane Yuusuf Albakheet ka dhegaysatey warbixin ku saabsan qorsheyaasha Hay’adda ee la xiriira horumarka, gargaarka bini’aadantinimo, caafimaadka haweenka iyo dhallaanka ee ay ka fuliyaan dalka.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Marwo; Saynab ayaa wafdiga la wadaagtay mashaariicda caafimaadka Hooyada iyo dhallaanka ee ay Marwadu ka waddo Dalka iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen ka Mira dhalintooda, si loo sugo bedqabka dhallaanka iyo hooyooyinka Soomaaliyeed.

Marwada Qaranka, ayaa ugu danbayntii kula dardaarantay wakiilka hay’adda in ay Gacan ka geystaan ka hortagga xaaladaha Bini’aadantinimo, dhiirri gelinta waxbarashada, caafimaadka Haweenka iyo dhallaanka.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Wafdi ka socda Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayay Thabo Mbeki

Next Post

Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka+Sawirro

Next Post
Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka+Sawirro

Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka+Sawirro

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In