Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskisa ku qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobay ee...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug kulan...
Diyaaradda Qatar Airways ayaa maanta duulimaadyo joogto ah ka bilowday Muqdisho iyo magaalada Doxa ee caasimadda Dalka Qatar, xilli ay...
Kampala- 1-7-2019, Munaasabaddan oo ay soo qaban qaabiyeen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda islamarkaana lagu xusayay 59-guuradii ka...
Munaasabadaan lagu maamusayay 59 sano guuradii ka soo wareegtay markii ay Gobolada Koofureed ay xornimada ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo...
Shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaanada Aduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka. Shirkan ayaa waxaa...
Noloshu waa ilbiriqsiyo isku beddela daqiiqado, daqiiqado isu beddelo saacado, saacado isu beddelo maalmo, maalmo isu beddelo isbuucyo, isbuucyo isu...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri"Maalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon taas oo lagu xusuusanayo halyeeyadii Soomaaliyeed...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho