Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan sannadguuradii 42-aad ee ka soo wareegtay xornimada dalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan gobalka Hunnan ee dalka...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa gobalka Hunnan ee dalka Shiinaha uga qayb gelay munaasabadda daah-furka...
“Dabaaldegga maalinta Xoriyadda Soomaaliya waa Xasuus taariikhi ah.” taariikhdu waa lama huraan oo ummad walba waa inay taariikhdeeda xasuusataa oo...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka qeyb galaya Munaasabadda Sanad Guurada 42-aad ee Xornimada Jibuuti oo ku...
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubadda dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Maleeshiyaad ka...
War ay soo saaraty dowladda Liibiya oo uu taageero caalamka ayaa lagu sheegay in ay falaagada mucaaradka ka qabsatay goobo...
Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka iyo xubna ka socda Midowga Yurub ayaa shalay la kulmay Wasiirka...
Wafdigan ka kooban labo gudi oo ka kala socoda Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho