Dal walba oo Caalamka ka mid ah wuxuu leeyahay maalmo ku xardhan diiwaanka soo yaalkiisa taariikheed,kaasi xushmad iyo qadarin ku...
Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlayay maalinta caruurta Afrika ayaa si weyn uga hadlay baahiyaha loo qabo in xilligan la...
Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab 5-tii bishan Juune 2019 ka fuliyay agagaarka...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bariire ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in labo ka tirsan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ay...
Haweenay lagu arkay calaamado “u eg kuwa lagu arko dadka qaba xanuunka Ebolaha” ayaa la karantiilay oo lagu dawaynayaa isbitaal...
Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland, kaas oo...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Muduloow oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay...
Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay haweenka ka tirsan howl-wadeennada...
Xubnaha Golaha shacabka ee Baarlaamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka,...
Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir aya markii ugu horeysay tan iyo markii talada dalkaas laga fara maroojiyay...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...
Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho