Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay weli nooshahay , Silvia Romano,oo ay dhawaan koox Dableey ah ka Afduubatay Degaan...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamay dagaal-beeleedyada ka soo cusboonaaday Deegaanno Hoos Yimaada Degmada Maxaas ee...
Caruurta dadka muhaajiriinta ah ee ku xaniban xuduudaha Mareykank uu la wadaago dalka Mexico ayaa lagu soo waramaya in ay...
Dhulgariirkan oo cabirkiisu yahay A 4.8-magnitude ayaa ku dhuftay Jasiirad kutaala Dalka Talyaaniga ee Qaaradda Europe,kaasi oo ka dhshey Qasaare...
Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Nuqul kamid ah soo gaaray Radio Muqdisho ayey Guddoonka Goluhu ku...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xalay ka qayb galay casho sharaf ay wasaaradda dhallinyarada iyo...
Guddiga joogtada ah ee Aqalka Sare ee baarlamanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay xaruntooda magaaladda Muqdisho. Guddiga ayaa...
Shirka Toddobaalaha ah ee tubta arrimaha bulshada oo maanta uu guddoominayay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu go’aamiyay in...
Allaha u naxariistee, Diinle Qase Raage oo ku magac dheeraa Diinle Kabiirow wuxuu ahaa Aabe, nolosha qoyskiisa ku masaruufa Gaari...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax, ayaa maanta furay tababar ku saabsan Hanti-dhowrka Gudaha, kaas...
RADIO MUQDISHO(LAASCAANOOD):-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux, ayaa maanta kormeer shaqo ku...
RADIO MUQDISHO(JUBBADA DHEXE):-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku hawlanaa, fulinta...
RADIO MUQDISHO(TURKY):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalim Caliyow Ibrow, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho