Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayuu jab xooggan kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo...
Howlgallo amniga lagu sugayo oo bishaan barakeysan ee Ramadaan ka bilaawday deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa meel wanaagsan maraya, iyadoo...
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii Jimcaha ee shalay go’aamiyay in ciidamada Amisom ee jooga dalka Soomaaliya laga dhimo...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Kooxaha ayaanka daran ee Al-Shabaab ayaa iyadoo laga soo baxayo Salaaddii Jimcaha ee maanta Masjidka hortiisa ku toogtay Wiil dhalinyaro...
Ra’iisul wasaraaaha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo wasiirka waxbarashadda ayaa soo xiray imtixaanka shahaadiga...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR ayaa khamiistii shalay si nabdoon uga daad gureysay dalka Libya 149 qof...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga qeyb galay magaalada barakeysan ee Makkah kulan degdeg ah oo uu Boqorka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho