Maxkamada Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Saaka Xukun Dil ku riday Canshuur Cismaan Abuukar Cumar (Asad) 23jir ah iyo Max’ed Cali...
Wasiirka Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil habeenmadii xalay ay daanta Galbeed ku dileen 3-ruux,ka dib kolkii weeraro...
Howlgal aad loo qorsheeyay oo ciidamada amnigu ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii maxkamadda alshabaab ee Bariire. Hawlgalkaan...
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa marti-gelisay tababar ku saabsan Barnaamij lagu maamulayo hirarka oo loogu talo-galay dalalka soo koraya...
Munaasabadda Wareejintaan doomanka iyo xiritaanka tababarkii loo qabtay Iskaashatooyinka Kalluumeysiga Hirshabeele,Koonfur Galbeed iyo Gobolka Banaadir oo ka dhacday Muqdisho waxaa...
Hawlgal qorshaysan oo ciidammada Amnigu ay fuliyeen Magaalada Muqdisho 18-ka Bishaan Maarso ayaa lagu qabtay labo ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab....
Kulankaan wada tashiga ah ee ku saabsan Fidinta adeegga cadaaladeed iyo doorka Nidaamka xeerka dhaqanka ee ka hortaga rabshadaha ka...
Waxaa maanta Magaaladda Muqdisho ka furmay kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladda, kaasi oo socon doona muddo sedex cisho ah...
Munaasabadan lagu wareejinayay shanta cutub ee Dastuurka KMG ayaa waxaa goob joog ka ahaa Xubno ka kala socda Guddiga dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho