Ciidamada difaaca Dalka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 7-ka mid ah kooxda Al-Sabaab, isla markaana ay dhaawaceen tiro kale,...
Wasaaradda oo xiganaysa heshiisyada caalamiga ee ku salaysan xiriirka diblomaasiyadeed, waxa ay Dowladda Soomaaliya ku wargelisay Xoghayaha guud ee Q.M...
Iyaddoo laga duulayo Heshiisyadii dhawaan ay wada galeen Dawladaha Somalia iyo Qatar ee ku aadanaa Maalgashiga dalka ayaa maanta Wakiil...
Wasiirka Qorsheynta,Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dalka Jamaal Xassan ayaa shir Gudoomiyay Shir looga hadalayay Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed ee 2020-2024...
Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir Diiwaano Casri ah oo...
Todobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegaynaa doorka nabadda ee warbaahinta, ol olaha nabadda Gaalkacyo iyo deeqaha Mareekanka ee Soomaaliya Barnaamijka...
Waxaa maanta xarunta Puntland ee Garoowe lagu dhaariyay Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland,kadib markii kuwaasi oo shalay gelinkii dambe lagu...
Hadafka ugu wayn oo ay leeyihiin Al-Shabaab ayaa ah daadinta Dhiiga Shacabka Soomaaliyeed, laakiin Ciidanka Qaranka oo u taagan Bad-baadinta...
Ismaaciil Mukhtaar Cumar (Oronjo) waxa uu ku dhashay magaalada Muqdisho sanad-kii 1986 waxa uu ku soo barbaaray degmada C/casiis, isagoo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kulan la yeeshay Hoggaanka Dalladda...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...
RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho