Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2019, kaddib markii ay ansixiyeen Golaha...
Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa guddoomiye Cusub u Magacaabay Degmada Cabdicasiis. Guddoomiye Yariisow...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa warbixin ku saabsan gumaadka loo geystay Al-Shabaab sanadkan 2018-ka, anagoo ku eegeyno...
Shirweynahan guud ee dhallinyarada Gobolka Banadir, ahna shirweynihii koowad kaas oo soconayay muddo labo maalmood ah. islamarkaana ay ka soo...
Guddiga xalinta Khilaafadka ee maamul goboleedka Puntland ayaa goordhow kudhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka maamulkaas kadib muddo ay kala...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ugu baaqay shacabka ku nool Magaalada Muqdisho...
Munaasabadaan lagu soo bandhigayay waxqabadka isbitaalka Degmada Xudur ee xarunta Gobolka Bakool oo dib u howlgelintiisa ay ka soo wareegatay...
Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warbixin ku saabsan Waxqabadka Wasaaradda Maaliyadda ee 2018-ka. Dunidaan dalkasta waxa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga lagu aasaasayo Hay’adda Naafada Qaranka oo si gaar ah...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada, Ciidamada Qalabka Sida...
RADIO MUQDISHO:-Kadib markii Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqay in Ciidamada Qaranka ay qaadayaan howlgal kama dambeys...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Reysal Qorane oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS), Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin...
RADIO MUQDISHO(ARUSHA):-Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Arusha ee dalka Tanzania loogu soo gebagebeeyey Shirkii 20-aad ee Wasiirrada Kaabeyaasha dhaqaalaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho