Shir uu guddoomiyay Ra'iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo xarunta gobalka Banaadir ay ku yeesheen wasaaradaha, guddiyada iyo hay'adaha kale...
Ra'iisul Wasaaraaraha xukuumadda fedraalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, oo kulmay wasiirrada kalluumeysiga ee Dowlad goboleedyada oo soo geba gebeebey...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir doceedyo magaalada Addis Ababa kula yeeshay madaxda dalalka Itoobiya,...
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee caasimadda Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya, si ay ugu...
Ka tashiga Caqabadaha heysta ganacsatada qeybahooda kala duwan iyo sida ugu haboon ee looga gudbi karo Laguna horumarin karo dhaqaalaha...
Kulankaan oo uu shir Gudoominayay Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf isla markaana ay ka qeyb galeen Madaxda Gobalka Mudug...
Jaamacadda SIMAD waxaa ay soo bandhigeen Cilmi Baaris ay kasameeyen dhibaatooyinka ka jira Daaqa iyo Waraabka oo dadka Soomaliyeed ee...
Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Addis-Ababa Madaxweynayaasha Soomaaliya, Ghana iyo Botswana. Ra’iisal...
22-kii bishii hore ayaa shir wadatashi oo ay soo qaban qaabisay Ha’yadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miinooyinka waxaa lagu martiqaaday...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho