Maxmed Axmed Cabdi Oongooye waxa uu ahaa nin bartay cilmiga Diiniga ah iyo kan maadiga, isagoo dadaal badan ku bixinayay...
Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho waxaa galabta ka dhacday doorashada Guddoonka Guddiga Maaliyada, Miisaaniyadda iyo Qorsheynta ee Golaha Shacabka....
Madaxweynaha cusub Dawlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay...
Wasiirka Qorsheynta XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jaray xafiiska Hay’adda Care International ee...
Waxaa magaalada Muqdisho maanta si rasmi ah looga furay xafiiska Hay’adda Care International ee Soomaaliya,waxaana xariga ka jaray Wasiirka Qorsheynta...
Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda, iyo...
Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada ayaa sheegtay in gaari aan buuxinin xeerka ku dhaqanka sharciga Gaadiidka dhulka uusan ka howlgali...
Raiisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta Magalada Muqdisho si rasmi ah uga furay shirweynaha...
Seminaarkan lagu baranayay Wacyi galin ku saabsan Doorka Dhalinyarada ,Haweenka iyo Dadka Laga tira Badanyahay ay ugu Qeyb qaadan karaan...
Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay weli nooshahay , Silvia Romano,oo ay dhawaan koox Dableey ah ka Afduubatay Degaan...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...
Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho