Xarunta Madaxtooyada Garowe waxaa Caawa ka socota Munaasabadda Caleema saarka ee Madaxweynaha cusub ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Xafladda waxaa...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/562097420931927/
Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka, Xamsa Saciid Xamsa, ayaa gargaar isugu jira teendhooyin, mara kaneeco iyo caagag waawayn oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dowladda Goboleedka...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo u kuur gelaya hannaanka dhaqan gelinta halbeegyada tubta arrimaha...
Xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Agaasimeyaasha waaxyaha kulan la qaateen Madaxa Hay’adaha MSF ee Soomaaliya. Kulanka oo...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Soomaaliya ayaa waxaa loo qabtay Haween ka kala socday Degmooyinka...
Kulanka oo socday mudo saddax saacadooda ah ayaa waxaa looga hadlay howlaha Hay’ada dhaqaatiirta aan xaduuda lehyn (MSF) Soomaaliya ay...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta oo Sabti ah u furtay 25 suxufi oo ka kala socda Warbaahinta dawladda,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho