Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir , Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale ayaa kasoo qeyb...
Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha cusub ee Puntland waxaa uu sannadkii 1966-dii ku dhashay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Waxbarashadiisa...
Ra’iisalwasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Md Mahdi Mohamed Gulleid Khadar ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee loo...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdi Xakiim Maxamed Axmed ayaa ku dhawaaqay in Saciid Cabdullaahi Deni uu ku guuleystay Doorashada Madaxweynaha...
Waxaa soo dhamaatay tirinta codadka wareega 2-aad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega 3-aad iskugu soo haray labada Musharax ee...
Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland, waxaana wareega 1-aad codadka ugu badan helay Musharax...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah kooxaha fanka isagoo ku baraarujiyay in...
Saraakiiisha caafimaadka dalka Ruwanda ayaa joojiyay dhamman daawooyinka iyo Kareemka loo adeegsado caddeynta jiirka bini’aadanka. Kareemka lagu caddeeyo jirka...
https://www.facebook.com/sntvnews/videos/286455035400595/
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay kulanka guddi hoosaaska golaha wasiirrada ee tubta...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho