Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) oo maanta yeeshay kulankoodii ugu dambeeyay sannadka 2018, ayaa ansixiyay hindise sharciyeedka maamulka dakhliga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal uusoo saaray waxa uu kaga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha ha...
Aqoon is -weedaarsigan oo ku saabsanaa macluumaad kala qaadashada iyo ka doodida qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo ansixinta...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa cod geliyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka taasoo cadadeedu ay dhantahay 344,192,685$ oo uu ka muuqdo koror dhan...
Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golasha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta ansixiyey xeerar kala duwan...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u...
Goobaha codbixinta ee tartanka doorashooyinka madaxtinimo iyo kan baarlamaan ee dalka Jamhuuriyadda Koongo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada...
Agaasimaha Waaxda Jinsiyadda iyo madaxa xafiiska xiriirka wadamada Qaaradda Aasiya ee HSJ ayaa dalka Tunisia uga qeyb-galey aqoon isweydaarsi la...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho