Mudane Axmed Abul-qeyd oo ah Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u canbaareeyay weerarkii qaraxyada ahaa oo ay...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu kaga soo qeyb...
Madaxda Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya; Raysalwasaare Abiy Axmed, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa dilay labo ka mid ah dad ka soo laabtay aaska marxuum ka mid ahaa dadkii shalay lagu...
Al-Shabaab waa koox Argagixiso ah oo barnaamijkooda yahay inay tarjumaad qaldan ka bixiyaan ama inxiraafiyaan Diinta Islaamka waxayna xaabo ka...
Argagixisada Al-Shabaab ayaa ku faanay falkii ay shalay ka geysteen Muqdisho, kaasi oo ahaa qaraxyo ay u adeegsadeen gawaari oo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdullaahi Maxamed Rooble ayaa kormeer howleed ku tegay garoonka diyaaradaha Ugaas...
Al-Shabaab oo sanado badan wada Dagaal ay ku xasuuqeen kumanaan Qof, welina haya isla wadadaas waxaa mudan in aan iswaydiino...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay Wasiirka...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa xaflad abaalmarin iyo maamuus ah u qabtay haldooradii...
Urur-goboleedka Iskaashiga Horumarinta Bariga Afrika (IGAD) ayaa Arbacadii sii xoojiyey dadaallada uu ku taageerayo Soomaaliya sidii loo dardargelin lahaa ansixinta...
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Ammaanka Jubbaland, ayaa waaberigii maanta howlgal ka dhan ah maleeshiyaadka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho