Ugu yaraan 19 Qof ayaa ku geeriyootay, Lix kalana dhaawacyo ayaa kasoo gaartay shil Gaari oo ka dhacay degaanka Kapchorw,...
Boliiska Dalka Morooko ayaa sheegay inay ku raad joogaan , Rag looga shakiyay in ay dileen Laba Gabdhood oo Dalxiisayaal...
Cutubyo katirsan qeybaha kala duwan ee Ciidan ka Booliska soomaaliyeed ku waas oo watay Gadiidka nuuc yadiisa kala gedisan iyo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa ciidamada Booliska Soomaaliya ugu Hambalyeeyay Munaasabada Sanad guurada...
Wasiirka Wasaaardda Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye oo ka hadlayay doorashada Koonfur Galbeed ayaa...
Wasiirka Amniga Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow ayaa tababar usoo xiray sarakiil ka tirsn Ciidanka Booliska Soomaaliyeed kuwaa oo tabar...
Kulanka oo looga hadlayay siyaasadda Waxbarashada ee dadka baahiyaha gaarka qaba oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo...
Wasiirka Qorasheynta oo uu wehliyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda iyo Madaxa Hay’adda muhaajiriinta Aduunka International Organization Immagracration (IOM) ayaa...
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta heshiis is-afgarad ah la saxiixday Guddoomiyaha Maxkamadda Dastuuriga ah...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho