Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa horyimid Guddiga Dhaqaalaha,Maaliyadda,Ganacsiga,Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka...
Guddoomiyaha Golaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Allaha ha u naxriistee Marxuum...
Qoysaska danyarta ah oo ka faa’ideeysandoona deeqdan raashinka kala duwan ah ayaa gaaraya ilaa iyo 1000 qof oo isugu...
Golaha Shacabka Soomaaliyeed ayaa Maanta Kalfadhiga 3aad Kulankiisa 11aad waxay ku yeesheen xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya ee Muqdisho....
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug,waxayna halkaasi kula kulmeen Mas”uuliyinta Galmudug sida...
Ciidamada Badda ee Dalka Spain ayaa badbaadiyay 408 tahriibayaal ah oo ku safrayay marinka Khatarta badan ee Badda dhexe (Mediterranean...
War ka soo baxay Xukuumadda Washington ayaa lagu sheegay in Saraakiil Maraykana ay u joogaan Kuuriyada Woqooyi sidii uu u...
Hey’adda Bisha Cas ee dalka Turkiga iyo Ururka Kaalmada dalka Qadar,ayaa lacag samofal ah oo gaareysa hal milyan oo doolar...
Roobaab watay Dabaylo ayaa ka da'aay Degaanada dhaca Xeebaha goboladda Waqooyi Dalka ,waxa ay wax yeelo ka soo gartay dadka ...
Mashaariicdaan Horumarineed ee laga Hergalinayo Degmada Warshiikh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka mid ah Ceel Biyood oo leh...
RADIO MUQDISHO:- Go'aan kasoo baxay xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa looga joojiyay ka-qeybgalka kulamada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray go’aanno rasmi...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in Khawaarij waaweyn ay si toos ah ula...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan saldhigga degmada Hodan, ayaa xiray Mahad Maxamuud Xamarow (Garyaqaan), kaas oo lagu eedeeyay kicin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho