Kulanka oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad waxa ay mudanayaasha golaha Akhrinta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada Qaranka ayaa ku ammaanay...
Muqdisho, Oktoobar 13, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyay dadaallada Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay xarunta Golaha Murtida iyo Maddadaalada ee Tiyaatarka Qaranka....
Wasiir Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xuseen Maxamud Sheekh Xuseen iyo Wafdii uu hogaaminayo...
Wafdi ka socda Wasaaradda Gaashaandhigga Dalka Qadar ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho, iyagoo hadda kulumo la leh Madax ka...
Laba iyo toban (12) askari oo soo faarujiyay aagga Dhanaane ayaa loo soo xiray ka bixid aag dagaal iyo amardiido...
Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay xubin cusub ka noqotay Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu...
Sanad ka hor 14-kii October waxa ay argagixisada Al-Shabaab xasuuqeen shacab Soomaaliyeed kaddib markii Qarax xoogan uu ka dhacay Isgoyska...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Danjire Cali Shariif Axmed, ayaa nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjiranimo u...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...
Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho