Wuxuu ka mid ahaa koox Shaqadoon ah oo Wareysi shaqo Nadaaf ah ugashay Shirkadda Microsoft oo laga leeyahay Mareykanka kuna...
Dawadan looga hortagayo cudurka duumada waa dawadii ugu horreysay oo mudda 60 sana lagu ansixiyo, iyada oo raja aad u...
Haweeney ayaa ku dhimatay,13-ruux oo kalana waxaa soo agaaray dhaawacyo,kadib markii nin hubeysan uu rasaas ku furay dad ku sugnaa...
Tababarkan ay soo qaban qaabisay Guddiga Olombika Somaaliyeed oo kaashanaya Olympic Solidarity ayaa ka furmay Magaalada Muqdisho Tababarkan ayaa waxaa...
Shirka wadatashiga ee xoojinta wadashaqeynta iyo dhammeystirka habka mideynta canshuraha dalka oo Muqdisho laba maalmood uga socday, wasiirka maaliyadda xukuumadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in laamaha ammaanka ay waajib ku tahay fududeynta dhaqdhaaqa iyo...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyo Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...
Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa maanta tababar ku Aadan aas aaska xogaha iyo tiro koobka dalka ee...
Guddoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tol iyo Wafdi uu horkacayo ayaa maanta kormeer ku sameeyay fariisimo cusub oo Ciidamada Xoogga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Difaaca ee...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daud Aweis Jama ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho