Maamulka Gobolka Mudug ayaa sheegay in uu aad u wanaagsanyahay Ammaanka magaalooyin ay ka mid yihiin Gaalkacyo iyo Hobyo, isagoo...
Dalka Masar Soomaalida ku nool waxay bilaabeen in ay qayb ka noqdaan ganacsatada iyo gaadiidleyda dalkaasi si ay u maareeyaan...
Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabadiraxmaan oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Ingiriiska...
Tababar aad loo soo agaasimay kuna saabsanaa Maaraynta arrimaha Baarlamaanka (Administration of Parliaments) ayaa maalintii saddexaad ka socda magaalada Muqdisho...
Wafdi ay hogaaminayso Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Dekaha iyo Badda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Baraawe ee gobolka Shabeelaha...
(Muqdisho, 5ta Luulyo 2018) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa dib u hawl-gelisay Machadka Tababarka Isgaarsiinta Qaranka oo hoos tagi...
Wararka naga soo gaaraya Gobalka Mudug ayaa sheegaya in maleeshiyada Al-Shabaab ay dileen labo qof oo shacab ah sidoo kalana...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho, Cabdi Raxmaan Cumar Cusman (Enj Yariisow) ayaa Saakay oo Khamiis ah Xafiiskiisa ku...
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Ethiopia Aby Ahmed ayaa booqasho rasmi ah oo qaadan doonta mudo labo maalin ah ku tagi...
Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Soomaaliya Maryan Jaamac Aways oo waraysi gaar ah siisay warbaahinta Qaranka ayaa sheegtay...
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda...
Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Xamza Haadow, ayaa qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Qaramada Midoobay ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (UNTMIS) iyo Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska ayaa soo dhoweeyay martiqaadka Dowladda...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Waaxda Nadaafadda ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Suudi,ayaa ugu baaqay shacabka ku nool caasimadda inay ka taxaddaraan qashinka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho