Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, waxaana garoonka...
Midowga hay'adaha gargaarka Qadar ee (Qatar Charity) iyo Dowladda Turkiga ayaa deeq gargaar oo kala duwan gaarsiisay Dadkii ku waxyeelloobay...
Shirkaan ka furmay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa soo agaasimay dowlada Japan ayaa waxaa kaso qeybgalay Madaxweynaha...
Weerarkan ayaa dad xog-ogaal ah oo deegaanka ah ay sheegeen inuu ka dhacay deegaanka lagu magacaabo Shimbir Faatumo oo ku...
Shir weynaha 3-aad ee Arrimaha Biyaha Carbeed ee heer Wasiir ah ayaa lagu soo gabagabeeyay Dalka Kuwait,iyadoo go’aanada soo baxay...
Munaasabad lagu dhiirigelinayay shaqada Qaranka ay u hayaan Sadaxda Ciidan ee dalku leeyahay oo kala ah Melatariga, Asluubta iyo Booliska...
Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane C/qaadir Kaamil Maxamed, ayaa maanta kulan soo dhoweyn ah u sameeyey Wafigii ka socday Taliska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, oo maalmahaan safar shaqo ku joogay magaalada Brussels ee dalka Belgium,...
Guddiga Kheyraadka Biyaha Qaranka,Kaabayaasha dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta qabtay Kullan qorshihiisu ahaa dhageysiga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho