Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaoya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay keddib ka qeybgalkii Madasha Shiinaha...
Muqdisho, September 06, 2018 --Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxwaynihii hore ee...
Muqdisho, September 06, 2018 --Ra’iisul wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Cali Khayre, ayaa shir-guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo maanta...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daahir Maxamuud Geelee oo ayaa faah-faahin ka bixiyay shirka seddax geesood ah ee u...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa kulan ka qaatay madaxa waaxda horumarinta adeegga bulshada Midowgga Yurub,...
Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay dardar gelinta ilaalinta Xeebaha iyo la dagaaallanka burcad badeedda iyo kalluumeysiga sharci darada ah,...
Asmara, Sebtembar 06, 2018: Iyada oo la tixgelinayo in dadyowga Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya ay wadaagaan deegaan, taariikh, dhaqan, diin...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeeray goobaha uu haatan ka socda ololaha barnaamijka Is-xilqaan ee...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya mudane, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Dowladda Sweden u jooga Soomaaliya....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Casmara ee dalka Eretria kula kulmay guddoomiyaha ururka ONLF admiral...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho