Wafdigan uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya ayaa siweyn loogu soo dhaweeyey magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgiumka,waxaana halkasi ku soo dhaweeyey...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxay si xoog leh u cambaaraynaysaa weerarka ay soo qaaday kooxda argagixisada al-Shabab. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Shirkaan oo looga la hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Wasaaradda Beeraha ee dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada...
Taliyaha qeybta 43aad ee ciidanka xooga dalka General Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka, kadib...
Muqdisho, Iyadoo ay jirtay ciidama gaarayay 13-qof oo horay loo ruqsaayay kedib markii ay isticmaaleen bishii ramadaan balwad ayaa wixii...
Muqdisho, Luuliyo 14, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay...
Xafiiska Xeer ilaalinta ciidammada Qalabka sida ayaa maxkamadda darajada 1-aad horkeennay caddeymaha dambiyadii lagu soo eedeeyey 18 xubnood oo ka...
Maleeshiyaad ka tirsan Argagixisada Alshabaab ayaa isku dayay in ay xoog uga soo gudbaan baro koontorool oo ku yaalla agagaarka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo Maxakamadda Racfaanka...
Maxamuud Sheekh Maday Sheekh Maad Rooble, oo Allah u naxariistee, Sheekh C/laahi Sheekh Mad Rooble uu adeer u yahay oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo guud ahaan ummadda...
Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka iyo Canada Danjire Daahir Xasan Cabdi , Wasiirro hore iyo dad caan ah ayaa magaalada Edmonton,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho