Shir wadajir ah oo u dhaxeeyay Hay’adaha u xilsaaran Siyaasadda dalka iyo Guddiga Farsamo ee Wadaxaajoodka Arrimaha Federaalka oo ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo maanta kormeer hawleed ku tegay wasaaradda Maaliyadda ayaa kulan la...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa marti qaad u fidiyey wiil Soomaali ah oo ku nool dalka...
Ayadoo Mudoyinkii igu Dambeeyay gaadiidlayda Magaalada Gaalkacyo Cabashoyin ka Mujiyeen Bur-burka Waddoyinka Magaalada ayaa waxaa Dowladda hoose ee Gaalkacyo bilowday...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” oo uu wehliyey Taliyaha hoggaanka baarista Dambi baarista ee C.I.D S/guuto...
Wafdiga uu hogaaminayo kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna gudoomiyaha golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan waxaa garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda...
R/wasaaraha Ethopia Abiy Ahmed iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa booqasho rasmi ah ku tagay Caasimadda dalka Ereitrea ee Asmara, waxaana...
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ee xukuumadda Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa isbitaalka ku booqday dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii...
Kulanka waxaa soo qaban qaabiyay unuga isku xirka daneeyeyaasha arrimaha Tamarta Soomaaliya, oo wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha ee dowladda...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Xalay Isbitaallada Muqdisho ku booqday Dadkii ku dhaawacmay qarixii Shalay lala...
Munaasabad lagu xusayay 66-sano guuradii kasoo wareegtay Xorriyadda iyo Midowgii Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Jubba ee dalka Koonfurta...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka habeenka 1-da Luuliyo...
Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...
Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho