Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khadka Taleefanka ugu hambalyeeyay Ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka Ethiopia Abi...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleystay in hannaan diblumaasiyadeed oo dadban ay dib ugu soo celiso muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan oo ay wehliyaan ku xiggeenadiisa iyo Saraakiil kale, ayaa maanta...
Ugu yaraan 11 xubnood oo ka tirsanaa Saraakiil iyo horjoogayaal ka tirsanaa nabad diidka Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar xagga...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir C/raxmaan Cumar Cusmaan “Ing Yariisow” ayaa Xariga ka jaray Xafiiska Adeegyada Dowladda Hoose Degmadda Warta Nabada ee...
Ergayga gaarka ah ahna Guddoomiyaha Guddiga Midowga Africa ee Soomaaliya, Francisco Caetano Madeira,ayaa ku amaanay Ciidamada Midowga Africa ee ku...
Taliyaha Ururka 26-aad Guutada Saddexaad ee Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Gaashaanle sare Xasan Jaamici oo la...
duqeymo khasaaro geystay ayaa lagu beegsaday goob ay ku dhuumaalaysanayeen maleeshiyaad ka tirsan koxda Alshabaab oo kutaala Gobolka Galgaduud oo...
Muqdisho, 1da Abriil, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa siwadajir ah ula kulamay masuuliyiin ka kala socday Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika oo...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho