Wasaarada Amniga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Ka warbixisay Halka Ay Marayaan Howlaha Diiwaan galinta Ciidamada daraawiishta maaulka Koofur Galbed, oo...
Maamulka Magaalada Baledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa Olole nadaafadeed maanta ka sameeyey Magaalada Baledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan. Ololohan nadaafaeed...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Ing C/raxmaan Cumar Cismaan "Yariisow" oo Wareysi siiyey Radio Muqdisho ayaa ka hadlay Shirkii...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Caasimadda Biljimka ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeeyb qaatay guddoominta Madasha Iskaashiga Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Soomaaliyed...
Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Madaxtooyada, Wasaaradaha dalka, Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, Bangiga...
Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) oo ka qeybgalaya shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya (Somalia...
Mudanayaal iyo marwooyin, martida iyo saaxiibbada sharafta leh, Waxaa farxad iyo sharaf weyn ii ah inaan maanta halkan ku suganahay...
Kusimaha madaxweynaah ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...
Xaflad sogootin ah uu ma’suuliyadda ku wareejinayay ku Xigeenkii 1aad ee Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Muuse Macallin Maxamed oo...
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...
Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho