Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn dhanka cirka oo 26-kii bishan February ka fuliyay degmada Jilib ee Gobolka...
Raโiisalwasaare xigeenka Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna ku-simaha Raโiisalwasaaraha Md. Mahdi Maxamed Gulleid (Khadar) oo ka duulaya barnaamijka isla...
War saxaafadeed kasoo baxay golaha ammaanka ee Qaramada midoobay ayaa si weyn loogu bogaadiyay jawaabtii ay ka bixiyeen ciidamada kala...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ย Xukuumadda FEderaalka Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in Guddi ay u saareen Baaritaanka dhacdadii Ciidamada...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa tababar ku saabsan dib-u-habeynta iyo casriyeynta maamulka...
Ugu yaraan 90 boqolkiiba Muslimiinta Rohinga ayaa guryahooda ka soo cararay gobolka Arakan ee wadanka Myanmar tan iyo bishii Agoosto...
Wareegto xalay goor danbe uu soo saaray Boqorka Sacuudi Arabiya Salmaan Bin C/casiis ayaa isbadal iyo xil ka qaadis ku...
Dalka Koonfur Afrika ayaa loo dhisay Gole Wasiiro cusub,maalmo un kadib markii Madaxweyne Zuma uu xilkii ka dagey taasi oo...
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa maanta kormeeray Warshadda Farsamadda Gacanta ay ku bartaan Maxaabiista Xabsiga...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo booqasho shaqo ku jooga magaalada Riyaad ee...
Sanatarro ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah oo si qoto dheer...
Wasaaradda Qoyska oo Muqdisho ku qabatay Munaasabadda 6da February ee maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka gabdhaha, munaasabaddan ayaa waxaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho