Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam oo maalinta barri ah...
Wafdigan ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray magaaladan Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari,iyadoo ay...
Kulan si heer sare loo soo agaasimay oo ay isugu yimaadeen Gudiga Qaran ee Isku- Duwida arrimaha Badaha oo ay...
Ku simaha Wasiirka Warfaafinta ahna wasiirka ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Iidaan Yoonis oo ay wehliyaan wasiirada...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee XFS oo ay wehliyaan Guddiga La-socodka Dib-u-eegista Dastuurka ee labada Aqal iyo Guddiga Madaxabanaan ee Dib-u-eegista...
Taliska Ciidanka Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa soo bandhigay horjooge Cabdixakiin Xuseen Yuusuf Isxaaq oo horey...
Shirkaan oo looga hadli doono qorshaha horumarinta Galmudug oo maanta ka furmay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahno...
Munaasabadda xil wareejinta ah waxaa ka qeyb galay masuuliyiinta maamulka gobolka Bakool qaar kamid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka, qeybaha bulshada...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa la kulmay Xoghayaha Guud...
Madaxa ciidamada Militeriga Mareykanka aya ku dhawaaqay dhammaadka dhacdooyinka argagaxa leh ee Suuriya ka dhaca, Faransiiska iyo Ingiriiska oo ka...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muscat...
26 April, Muqdisho – Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu qabtay shir ballaaran oo ay isugu yimaadeen siyaasiyiinta, isimada dhaqanka, cuqaasha,...
Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay wejigii labaad ee wadatashiyada Qorshaha Qaran ee Dhallinyarada, Nabadda...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee XFS Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho