Ku-simaha Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Mukhtaar Xuseen Afrax iyo Saraakiil uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee...
Dhallinyarada Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa kulan ku yaashay magaalada Dhusamareb kaasi oo ay kaga hadleen doorka dhallinyaradu ka qaadan...
Muqdisho, Feb, 14, 2018---Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ay waheliyaan Ra'iisul Wasaare ku xigeenka dalka...
Hay’adda shaqaallaha rayidka ah ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta qaaday Imtixaan ay u fariisteen 80 qof oo isugu jira...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyl, Wasiirka...
Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Xubno ka socda waaxda nabad gelyada ee Midowga Afrika ayaa booqasho ku jooga Soomaaliya, iyagoo u kuurgalaya xaaladda ammaan ee...
Wasiirka Tamarta iyo Biyaha xukumadda Soomaaliya Mudane Saalim Caliyow Ibroow oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa baaq u diray Haay'addaha...
Taliyaha Ururka 49 ee Ciidamaad Xoogga Dalka Soomaaliyeed C.fitaax Maxamed Turbac oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Magaaladda Muqdisho, ayaa...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) iyo Hay’adda Teknolojiyadda iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Türkiye (BTK) ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad ah (MoU)...
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka fulisay xukun dil toogasho ah oo horey ay ugu riday Cabdi...
Tababar ku saabsan Qaab-dhismeedka Sanduuqa Cimilada Cagaaran (Green Climate Fund – GCF) iyo Ansixinta Qiimaynta Baahiyaha Diyaargarowga Soomaaliya (Readiness Needs...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan bahda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho