Qaar kamid ah dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Soobe ayaa Xalay Laga Soo Sagootiyay Magaalada Ankara ee Dalka Turkiga. Safaaradda soomaaliya...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed oo ay ka geeriyoodeen...
Helista siyaasasad loo dhan yahay oo lagu wajaho dib bu heshiisinta wadanka ayaa looga hadlay kulanka wadatashiga ah oo socday...
Madaxweynaha Dowlad Goboleeeka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee...
Wasiirka Warfaafinta Koonfurgalbeed ee Soomaaliya mudane Ugaas Xasan Cabdi Maxamed ayaa uga tacsiyadeeyay qoysaskii ay ka geeriyoodeen Wasiiru-dowlaha Amniga Koonfur...
Kulan uu xarunta Hey’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada ee Soomaaliya kula qaatay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya, Madaxda...
Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa daah furay wajiga 1aad ee mashruuca dib u...
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Abuukar Isloow oo ku sugan Dalka Al-jeriya, kagana qeyb gali doona shirka...
Ra’iisal wasaare ku xiggeenka dalka Mudane Mahadi Maxamed Guuleed, ayaa maanta daahfuray munaasabadda dajinta siyaasadda Qaran ee horuimarinta cayaaraha iyo dardargalinta...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho