Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa Goor-dhow ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamul-goboleedka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u duulay magaalada Garowe ee xarunta...
Shan ka mid ah dhaawacyadii bishii December loo qaaday dalka Masar aya dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xaaladooda...
–Marwada 1-aad ee Madaxweynaha JFS Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa shalay Qado sharaf wada qaateen fanaanad Faadumo Cali Nakruuma, Luul...
Sahanka Caafiimadka dalka iyo macluumaadka dadka Soomaaliyeed ayay Wasaaradda Qarsheynta dowladda Federaalka agaasinkeeda Xogaha Qaranka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku difaacay Caafimaadkiisa inuu wanaagsan yahay, dib markii lagu sheegay inuu waalan yahay. Donald...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgala military oo ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab oo ka dhacay Gobolka...
Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Karoore oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS , Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan miro-dhal ah la...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qayb-galay munaasabadda daah-furka Qorshaha Ka-jawaabista Baahiyaha Beni’aadaannimo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya. waxaana oggolaaday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho