Mas'uliyin ka tirsan Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa ka qayb galey xiritaanka shirka dib u heshiisiineed oo ka socday Degmada Dolow...
Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Daahir Cismaan ayaa maanta siminaar socon doona shan...
Maamulka Shirkadda Gacanta ku haysa dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Dhuusemareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegay iney meel gabo gabo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxameed oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane C/qaadir Cali Jaamac Qalabxoor oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa...
Shaqaalaha dowladda Sucuudi Carabiya ayaa la siin doona lacago looga caawinayo canshuuraha cusub ee lagu kordhiyay iibka alaabaha iyo sare...
Magaalada Garawe ayaa waxaa laga dareemayaa qabanqaabada soo dhaweynta wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo, kaasi oo...
Wararka ka imaanaya magaalada Buula burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku ay dad u qabteen qarax miino...
Madaxwaynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta kormeeray Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay. Kormeerka...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka qayb-galay munaasabadda daah-furka Qorshaha Ka-jawaabista Baahiyaha Beni’aadaannimo...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya. waxaana oggolaaday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeennada koowaad...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho