Col. Mohamed Adam Kofi Agasimaha Guud HSJ ayaa kormeer ku sameeyay xafiisyada Bixinta Baasaboorka iyo Kaarka Aqoonsiga ee Magaalooyinka Doolow...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa wareysi uu siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay Hormarka ay ku...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ugu baaqay Ganacsatadu in ay Cusbooneysiistaan shatiga Ganacsiga Dowladda Hoose ee Xamar. Wareegtadaan oo kasoo baxday...
Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaabka iyo horjoogayaashooda ayaa iska dhiibaya Maamulka Degmada Buur hakaba ee Gobolka Baay,kadib markii ay ka soo...
Wafdi ka socda Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa gaaray Magaalada Jowhar ee Xaruunta Gobolka Shabeelaha dhexe ahna Caasimada...
yaa u maqan Caruurta Derbi Jiifka ah waa Warbixin gaar ah oo aan ku eegeenno xarruntii carruurta agoomaha ee ku...
Dibad baxyo Xooggan ayaa maalintii labaadka soconaya Wadanka Iiraan kaasoo ay dhigayaan Muwaadiniinta Reer Iiraan Bananbaxa ayaa galay Maanta. Muuqaalo...
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dubi heshiisiinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarxa Saciid Juxa oo la hadlay Radio...
Madaxweynaha dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo ay tariikhdu tahay bilawga sanadka cusub 01 January...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho