Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Shir Dibu heshiisiina oo maanta ka furmaya Degmada Dooloow

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Shir Dibu heshiisiina oo maanta ka furmaya Degmada Dooloow
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dubi heshiisiinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarxa Saciid Juxa oo la hadlay Radio Muqdisho Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegay in Maanta Degmada Dooloow ee Gobolka Gedo uu ka furmayo shir dibu heshiisiin ah.

Mudane Cabdi Faarxa Saciid Juxa Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo dubi heshiisiinta Xukumadda Federaalka Soomaaliya oo hadalkiisa sii wada ayaa faah faahin ka bixiyay Socdaal shalay Wafdi uu hugaaminaayo ay ku gaareen Degmada baladxaawo ee Gobolka Gedo si ay ugu kuur galaan Darbiga la sheegay in Dowladda Kenya ka dhisayso Baladxaawo.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirka ayaa tilmaamay xiligii shalay ay gaareen Degmada ay xogwareysteen Maamulka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada dibna ay ugu soo celin doonaan Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Wasiirka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Wasiirka-arimaha-Gudaha-Cabdi-faarax-saciid-juxa.mp3

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray qeybo ka mid ah Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post

Dibad Baxyo Xooggan oo ka socda Dalka Iiraan

Next Post
Dibad Baxyo Xooggan oo ka socda Dalka Iiraan

Dibad Baxyo Xooggan oo ka socda Dalka Iiraan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In