Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowladda Maamulka Hirshabeelle ayaa kullan la qaatay iskaashatooyinka Kalluumeysiga ee Degmada Warsheekh,kaasi oo...
Guddiga Kheyraadka Qaranka,Kaabayaasha dhaqaalaha iyo Gaadiidka Golaha Aqalka sare iyo Xubno ka socda Maamul Gobolleedyada dalka ayaa maanta kullan wadatashi...
Wafdi uu hoggaaminayey Jeneraal Saciid Axmed Kadiye Taliyaha Hoggaanka dambi baarista Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee C.I.D, islamarkaana uu qeyb ka...
Abaaro 7:00 fiidnimo ee xalay saacada Koonfur Afrika ayaa Kooxdaan burcada ah waxay weerar ku qaadeen goob ganacsi oo ay...
Wasiir Ku Xigeenka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya ahna Siihayaha Wasaaradda Mudane Cismaan Libaax Ibrahim iyo Wafdi uu hoggaaminayo...
Shir looga hadlayo amniga Soomaaliya oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa waxa...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa u ambabaxay Dalka Turkiga...
Xoghayaha Guud ee Ururka Xisbullaah Xasan Nasrullaah, ayaa ku eedeeyay Boqorka Sacuudiga inuu diyaar u yahay maalgalinta dagaalka ka dhaca...
Mudane cali cabduqaadir faarax karaamo ayaa waxaa uu booqday kaamka joobano oo ah mid ugu weeyn degmada halkaasi oo...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka,halkaas oo uu ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho