Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta dib ugu soo laabtay, markuu safar wada tashi ah kuna saabsanaa...
Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa magaalada Muqdisho maanta tababar ugu soo xiray Cutubyo ka...
Gudoomiyaha golaha aqalka sare baarlamaanka federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya u soo jeediyay in ay...
Safiirka Jamhuuiriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga H.E. Mr. Jama Abdullahi Mohamed ayaa xaflad casha sharaf soo dhoweyn ah ugu...
Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyee ayaa hambalyo u diray qaybaha kala duwan ee Ciidanka Asluubta 48...
Muqdisho, 21 Feb, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay ururada...
Muqdisho, 21, Feb, 2018----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabad lagu weynaynayey...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusman (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in hufnaanta hannaanka maamulka iyo maaliyadda...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dadka ee Shiinaha ayaa Arbacadii si rasmi ah u daah furay Xarunta Cilmi baarista iyo...
Safiirka dawlada Soomaaliya u fadhiya dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Mohamed Amin Sheikh Osman ayaa Maanta kulan mira dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho