Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaritaanno kadib ka hadashay falkii ay ciidammo ku galeen hooyga uu Senetor Cabdi Xasan Cawaale Qeeydiid...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo loo xil saaray baaritaanka weerarkii lagu qaaday Hoyga sanatar Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa xabsiga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa taliyaha ciidanka Xoogga dalka ku amray in uu baaritaan deg deg ah...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay...
Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Maskaxshiil ayaa todobaadkan soo gabagabeyey tababar ku saabsan dhiiragelinta Qoraalka iyo Akhriska, kaasoo ay u...
Munaasabadan ku saabsaneyd Daah-furka Madasha AGA ee Horumarinta Afka Hooyo iyo Hal-abuurkiisa, ayna ka soo qeyb galeen madax ka kala...
WARMURTIYEED Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta Soomaaliya 26-29 Diseembar 2017 Baydhabo Golaha Afhayeenada Golayaasha Xeer-dejinta ayaa kulankoodii 4aad ku yeeshay Magaalada...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol...
Maamulka Hawada Soomaaliya ayaa maqneyd muddo ku dhow 27 sano, taasi oo laga maamulayay Wadamada Deriska la ah Dalka, iyadoo...
Xildhibanaoka tirsan Maamulka Hirshabeele oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ugu baaqay Golaha Wasiirada Cusub ee Maamulkaas...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho