Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali (Xoosh), ayaa maanta kulan...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa saxiixay Sharciga Naafada Koonfur Galbeed, oo ay diyaarisay Wasaaradda Haweenka...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho...
Guddoomiyaha Hay’ada Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee dalka Thailand, Amb. Morakot Janemathukorn....
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad lagu dhaarinayey cutubyo ka tirsan Ciidanka Kummaandooska...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa tacsi iyo duco ugu tagey qoyska Allaha u naxariistee Ugaas Cabdi-daahir...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) iyo Hay’adda Cuntada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ayaa si wadajir ah u soo saaray...
Taliyaha Ciidanka Guutada 5-aad ee qaybta 27-aad Korneyl Maxamuud Xasan Ibrahim Bakaay ayaa kulan dhiirigalin ah la qaatay ciidanka deegaanka...
Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka XFS Saalax Axmed oo xalay qabtay kulan furan ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka iyo guulaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa soo dhameystay socdaal la xiriiray arrimaja bini’aadanimada oo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo...
RADIO MUQDISHO:-Sanad-guurrada 49-aad ee Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si weyn looga dabaaldegay magaalada Melbourne ee dalka Australia, halkaas oo ay...
RADIO MUQDISHO:-Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinaasir Ibraahim Guuleed, ayaa maanta kulan la qaatay Xoghayaha...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho