Saraakiisha Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ugu yaraan 10 xubnood oo ka tirsan laamaha gargaarka lagu Afduubtay Gobolka Yei River...
Mas’uulliyiin sare oo ka socday Maamulka Gobolka Banaadir ayaa deeq ka kooban gaarsiiyey qaar ka mid ah xeryaha dhaca duleedka...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo ay wehliyeen qaar kamid ah Sarreeyeyaasha iyo Saraakiisha Ciidanka ...
Aqoon-is-weydaarsi lagu xusayay Maalinta Caalamiga ah ee ee Gabdhaha iyo Teknoolojiyada (ICT) ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabaddaasna...
Guddoomiyaha Gobolka Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta daahfuray Ololaha Taakulo ee bisha Ramadaan oo...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre,ayaa Maanta shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga guud ee Dalka, kaasoo ay...
Waxaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr: C/raxmaan Ducaale Beyle, kadib markii uu kasoo qayb galay...
Dowladda Turkiga ayaa qorshaynaysa inay tababar dhinacyo badan leh siiso Saraakiil ka tirsan Ciidanka Boliiska Kenya, sida laga soo xigtay...
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa lafilayaa in maanta ay soo geba gebeeyaan dhageysiga khudbadaha musharixiinta u...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...
Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Cabdullaahi Maxamed Daahir oo ay wehliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Daahir Faarax Fiidoow...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho