Munaasabad lagu soo bandhigayo waxqabadka & Dowalad Wanaagga Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hadda ka socota Muqdisho. Waxaa ka...
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Jamaal Xasan ayaa maalmahan socdaal ku maraya...
Kulankan oo lagu dhiiri galinayay waxqabadka u qaybsanayaasha wasaaradda waxbarshada u fadhiya dalalka caalamka ayaa waxaa ka soo qeyb galay...
Soomaalida kunool Mareykanka yaa sanadihii ugu dambeyeey waxaa ay dadaal xoogan ugu jireen sidii ay uga soo dhex muuqan lahaayeen...
Shirkani dib u heshiisiinta ah oo loo qabtay bulshada ku dhaqan Gobolka Gedo ayaa maalintii labaad ka soconaya degmada Doolow...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye gaas Cabdi weli Jaamac Gorod iyo Saraakiil uu hoggaaminayo, ayaa maanta Booqasho ku tagay...
Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa soo saartay War saxaafadeed ku wajahan Maamullada Masaajidda iyo...
Guddiyadda Joogtada ee Aqalka Sare, ayaa ka shiray Xiritaanka Kalfadhiga Labaad ee Golaha Aqalka iyo Safar Shaqo Xubno ka tirsan...
Canshuurta loo yaqaano Wado marista ayaa hada waxaa si rasmi ah u qaadaysa Wasaaradda Maaliyadda maadaama hada lagalay sanad cusub...
Iyadoo ay socoto qabsoomidda Shir-Madaxeedka 39-aad ee Midowga Afrika, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika ayaa maalinimadii shalay cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland,iyagoo ku dhawaaqay in tallaabadaasi ay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa ka qaybgalay Baalfurka Buugga “Baadigoobkii Nabadda Geeska Afrika”,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho