Doon u rarnayd ganacsato Soomaaliyeed ayuu barqanimadii Maanta Dab ku qabsaday meel ku dhow Dekadda Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari....
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir oo uu wehliyo Ku-xigeenkiisa koowaad Dr. Muuse Macallim Maxamed ayaa xafiiskiisa...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Wasaaradda...
Ugu yaraan 17 Qof ayaa ku dhimatay Kumanaan Dad ahna way ku barakaceen Duufaano xooggan oo ku dhuftay qaybo ka...
Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Saalax Fuloow Xaaji oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ka warbixiyay...
Madaxweyne Vladimir Putin ayaa helay 75% cododkii la tiriyay doorashada madaxtinimda Ruushka,waxayna tani cadeyn u tahay in si fudud ugu...
faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaaya Dab khasaare geystay oo xalay saq dhexe ka kacay guri ku yaala Degmada...
Gobolka Baay ee koonfurta Dalka kana mid ah deegaanada hoos yimaada Maamulka koonfur galbeed Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Baydhabo ee...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta. War...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho