Guddoomiyaha Degmada Jowhar ee xaruunta Gobalka shabeelaha dhexe ahna Caasimadda maamulka Hir-shabeele Cismaan Maxamed Muqtaar oo la hadlay Radio Muqdisho...
Ciidankaan gaarka oo loo diyaariyey in ay fuliyaan howlgalo qorshaysan lagu qaadayo goobyo lagu tuhinsan yahay in ay ku dhuumaalaysanayaan...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya ayaa sheegay inay Dowladdu guulo la taaban karo ka gaartay...
Shirkii wada tashi qorshaha loogu sameenayay soo kabashada u adkeysiga Abaaraha Soomaaliya ayaa maanta lagu soo gaba gabeebayay magaalada Garowe...
Ankara- Turki – 17 –Maarso -2018. Waxaa magaalda Ankara ee dalka Turkiga ku sugan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga...
Muqdisho, 17 Maarso, 2018--Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay Wasiirka...
Kulankan oo looga hadlayey wax ka qabashada biye yarida ka jirta magaalada Baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah u soo...
Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug isla markaana ahaa mid sare loogu qaadayay aqoontaada la xariirta howlahooda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho