Wasiirka Amniga XFS Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howl-galkii socday caawa ,islamarkaana ciidanku ay...
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan ilaalada Madaxtooyada Qaranka ayaa caawa soo afjaray howlgallo ay kaga hortageen dhagar qabayaal ka tirsan...
Saraakiisha ammaanka ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiayay in qaraxa koowaad uu ka dhacay Barkinkga gawaarida ee Dorbin Hotel,EX Baar FIAT,...
Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Hobyo Maxamuud Maxamed Cawaale iyo xoghayaha maamulka Degmada ayaa uga horeyn uga mahad celiyay ciidamada amniga sida...
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax Maxamed Turbac, ayaa sheegay in Ciidnka...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa soo xiray kulammadii wadatashiga dadweynaha ee ay...
Munaasabad kooban oo heshiiskaan ay ku kala saxiixanayeen jaamacada Simad ee ku taala magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka Soomaaliya iyo...
Guddoomiyha Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug C/llaahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah...
Saaka oo Jimca ah Dalka Jabuuti waxaa looga dareeray goobaha cod-bixinta Baarlamaanka oo ay ku tartamayaan xisbiyada kala duwan ee...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho