Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa Danjiraha Midowga Yurub...
Xaflad lagu soo dhaweynayay fanaanadda caanka ah Maryan mursal Ciise oo ka mid ahayd Fannaaniinta heerka 1aad ee dalka ayaa...
Dowladad Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambeereysay toogashadii bahalnimo ee ka dhacday magaalada Les Vegas ee Dalka Mareykanka,taasi oo...
Xubnaha baarlamaanka Midowga Yurub ayaa maanta gelinka dambe waxa ay magaalada Strasbourg ugu codayn doonaan mooshin liddi ku ah qaabka...
Dowladda aan walaalahanahay ee turkiga ayaa deeq Raashina looguna talo galay Caawinta dadka ay Abaartu ku saamaysay Gobolada Dalka gaarahaan...
Taliyaha Ururka afartan iyo sideed ee guutada sagaal Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya kuna sugan gobolka Gedo C/raxmaan Ibraahim Muxmad oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Boqortooyada Sucuudiga uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee dib u...
Dibad bax lagu taageerayay Nabadda iyo xasiloonida Gaalkacyo oo ay soo qaban qaabiyeen qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa maanta...
Guddoonka Aqalka Sare ee Dalka ayaa maanta la kulmay wefdi ka socda Baarlamaanka dalka Turkiga, iyagoo ka wada hadlay xiriirka...
Wafdi uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo dhowrkii maalin ee ugu dambeysay ku...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiista ee XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa galabta tababar u soo xiray in ka badan...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska...
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Faderaalka Soomaaliya oo maanta kulan wadajir ah yeeshay ayaa ansixiyey Miisaaniyadda Qaranka ee sanadka 2026,...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayey kuwa Sirdoonka Qaranka iyo dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheeysan oo lagu naafeynayey khawaariijta ka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho