Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Maalintii labaad Magaalada Baydhabo uga qeyb galayo Shirka Guddoonada...
Waxaa dib u furmay wajigii labaad shirkii looga hadlayay Isla Xisaabtanka Xukuumada, waxaana shir gudoominayay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Fedraalka...
Gudoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa Maanta ka furay Degmada kaxda ee Gobolka Benaadir...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo...
Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka furmay shirka Golayaasha Sharci dejinta ee dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada....
Afayeenka maamulka Koofur Galbeed nuradiin yusuf oo la hadalay wakalada wararka sonna ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hol galadii...
Shirka Baarlamaanada Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo uu...
Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo ku Xanuusanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Shiirkole ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Radio...
Iyadoo dhawaanahaanba uu madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare waday dadaalo ku aadan sidii Golihiisa Wasiirada ay codka kalsoonida ah...
Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha noloeed ee ugu adag adduunka. Malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...
Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...
Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho