Xafladan oo lagu qabtay xarunta Akadeemiyada Cilmiga Fanka iyo Suugaanta ayaa ujeedadeedu aheyd in xukumadda looga mahadceliyo bixinta mushaaraadka shaqaalaha...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa warqad si rasmi ah...
Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah Maamulka Jubaland ayaa waxaa maanta ka furmay Shirka Wadatashiga Dib u eegista Sharciga Socdaalka...
Ku xigeenka R/wasaaraha dalka Kuweyt,ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Sheikh Sabah Khaled Al-Hamad Al-Sabah iyo madax kale ayaa kulan heer sare...
Sida ay baahinayaan warbaahinta Dalka Maroco,inta la ogyahay 20 qof oo muhaajiriin ah oo ka socota intoodi badana Qaaradda Afrika...
Ciidamada difaaca Cirka ee Boqortooyada Dalka Sacuudi Carabiya ayaa Maanta burburiyay Gentaal nooca Balaastikada ah oo ay Jabhadda Xuuthiyiinta Dalka...
Gudoomiyaha Xerada Qoxootiga ee Al Kharaas Ibraahim C,qaadiir Moalim oo lahadalay warbaahinta Qaraan ayaa faah faahin ka bixiyay in ay...
Ciidanka xogga dalka ayaa hawlgalo ka dhan ah Al -shabaab ka sameyay degaano hoostaga dagmaada Ceel Buur ee gobolka galgaduud...
Xaafadda Oodweyne oo ka tirsan Degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir Wararka ka imaanaya Caawa ayaa sheegaya in Guri ku yaalla...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho